Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaaci

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.

Erayo la-mid ah

qaacUumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada …qaacWax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².qaacidld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.qaacido1. Saldhig xoog leh oo militari. 2. Xeer kooban oo maaddo ci…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms