Qaamuuska Asalka

oraah

(-ho, m.l)
MagacDhexdhexaad

1. hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado. 2. Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya. 3. Hadal. ld oroh.