Qaamuuska Asalka

oosayt

(-tyo, m.dh)
MagacLafdheeri

(baay.) Unug taran laga helo ugxansidaha xilliga oojiniisiska. Waxay ka timaadaa korriinka oogooniyamka.