Qaamuuska Asalka
ooryawalaal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.