Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
oon
Magac
Lafdheeri
Macnaha
Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
oonbeel
Biyo aan laga dhergin cabbid; harraadbeel.
oonbeelid
ld oonbeel¹.
oonguul
O. ah: xoolo aroor ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn.
oontir
Nafley biyo ay oonka uga baxdo siin.
Erayga Manta
mutuxan
1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…