Qaamuuska Asalka

oomi

(-iyay, -isay)
Falg2

1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.