Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

oof

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood. 2. Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.

Erayo la-mid ah

oofatoDad yar oo hubeysan oo wax dhaca, waxna laaya.oofaysanQof oofi hayso ahaansho.oofaysnaanld oofaysnaanshooofaysnaansho/dh ld oofaysnaan.oofeeCid oof ku ridid.oofiBallan, arrin iwm fulin.oofoWax rimid u baahan noqosho (sac).oofsoArrin fushasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms