Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

oodkac

MagacLafdheeri

Macnaha

Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.

Erayo la-mid ah

oodkacanWax oodkac laga dhigay ahaansho (hilib).oodkacnaanld oodkacnaansho.oodkacnaansho/dh ld oodkacnaan.oodkacoHilib oodkac ka dhigasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms