Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

olol

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Holac. 2. Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.

Erayo la-mid ah

ololaynld ol'olayn.olole'ole.ololee'olee.ololi1. Dab olol u yeelid. 2. Wax dab qabadsiin.ololsanWax ololay ahaansho (dab).ololsanaanld ololsanaansho.ololsanaansho/dh ld ololsanaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms