Qaamuuska Asalka
oktet
(-tyo, m.dh)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
(kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.