Qaamuuska Asalka

ohli

(ohli/-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Kolay weyn harag ama mayrax ka samaysan oo badarka iyo waxyaabaha yaryar ee guriga lagu gurto.