Qaamuuska Asalka
ogsajiin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha. 2. Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah. ld ogsijiin, oksijiin.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
