Qaamuuska Asalka
nujub
(-biin, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.