Qaamuuska Asalka
nohnoh
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
