Qaamuuska Asalka
nishaabtan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld niishaabtan 1. Tartan dadku ku tartamaan shiishka. 2. ld nishaabtamid.
Erayo la-mid ah
nishaab1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhu…nishaab/mg1 (-bay, -btay) Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku…nishaabanKu n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishaynishaabanKu n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld n…nishaabidld niishaabid.nishaabmidld niishaabmid.nishaabnaanld niishaabnaan, niishaabnaansho, nishaabnaansho.nishaabnaansho/dh ld nishaabnaan.

