Qaamuuska Asalka
nidir
FalGoobjoog
Macnaha
/mg1 (-dray, -dirtay; -dri) 1. (f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid. Tus. “Cali wuxuu nidray inuu neef bixiyo hadduu muraadkiisii helo”. 2. (f.mg) Cid dhaarasho. Tus. “Cali wuu nidiray”.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
