Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

neg

(-gaa, -gayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Wax socdaal ka baaqday ahaansho. 3. Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi², negi².

Erayo la-mid ah

negaadi1. Dhaqdhaqaaq la'aan. 2. Socdaal laga baaqdo. ld nagaadi¹.negaadiGeeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi².negaadinld nagaadin.negaanld nagaan, nagaansho, nagi¹, negaansho, negi¹.negaansho/dh eeg negow. ld negaan.negayaal/dh (fiis.) Qayb ka mid ah mekaanikada oo la xidhiidha walxo…negaynld nagayn.negeeCid geeddi, socdaal iwm ka baajin. ld nagee.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms