Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nebi

(-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay.

Erayo la-mid ah

nebi-ammaanSugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka neb…nebi-ammaan(dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka …nebinnimoNebi ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms