Qaamuuska Asalka
nayaayirsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Eeg: nayaayiraysan
Sidoo kale eeg:nayaayiraysan
Erayo la-mid ah
nayaayiraysanWax nayaayiro hayso ahaansho. ld nayaayirsan.nayaayiraysnaanld nayaayirsanaan, nayaayirsanaansho, nayaayiraysnaan.nayaayiraysnaansho/dh ld nayaayiraysnaan.nayaayiro1. Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad…nayaayirooNayaayiro dareemid.nayaayirsanaansho/dh ld nayaayiraysnaan.nayaayisoRajo.

