Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nasraani

(-iyiin, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(dii.) Qof sheegta inuu haysto diinta nebi Ciise.

Erayo la-mid ah

nasraaninnimoNasraani ahaansho.nasri1. Guul laga gaadho dagaal, arrin iwm. 2. Nabadgelyo iyo bar…nasro1. (muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms