Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nasi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid hawl muddo gaaban ka fadhiisin si daalku uga ba'o.

Erayo la-mid ah

nasiibHoodo; cawo; ayaan.nasiibdarro1. Nasiib wacan la'aan. 2. Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxum…nasiibwanaagHoodo iyo ayaan wanaagsan.nasiinoXaalad hawl iyo dhibaato la'aaneed. ld nasiin.nasin(c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dar…nasisoNafley nasiino siisasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms