Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naqtiimi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Qof quraan, duruus iwm dhammeeyay mar labaad bilaabid.

Erayo la-mid ah

naqtiiminld naqtiimis.naqtiin1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhamme…naqtiinQur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.naqtiinsashold naqtiinsad.naqtiinsoQuraan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms