Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naqshad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Naqash. 2. Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.

Erayo la-mid ah

naqsan1. Wax la celiyay ahaansho. 2. Gar la xalliyay ahaansho.naqsanaanld naqsanaansho.naqsanaansho/dh ld naqsanaan.naqshadeeWax naqshad u samayn.naqso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax dib u soo ceshasho. 2. (f

Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms