Qaamuuska Asalka
najaasow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
(dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
Erayo la-mid ah
najaarNin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.najaarnimoNajaar ahaansho. ld nijaarnimo.najaas(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.najaasNaag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).najaasaysnaansho/dh ld nijaasaysnaan.najaasee(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.najaaseynld nijaaseyn.najaasnimoNajaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.

