Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naax

(-xay, -xday)
Falmg1

Macnaha

Nafley cayilid.

Erayo la-mid ah

naaxiNafley cayilin.naaxsanWax cayilay ahaansho.naaxsanaanld naaxsanaansho.naaxsanaansho/dh ld naaxsanaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms