Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muursii

(-iiyay, -iisay)
Fallg2

Macnaha

Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.

Erayo la-mid ah

muurree1. Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid. 2. Keli socosho…muurriNafley si ayaar ah u dhutin; heetin.muursashold muudsasho.muursiinld muudsiin.muursoAdke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqa…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms