Qaamuuska Asalka
muud
(-do, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Dareere hurdi-caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.