Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mustareexi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid u raaxayn.

Erayo la-mid ah

mustacmaradDal xukun gumaysi ku hoos jira.mustacmirQof wax gumaysta.mustagfiM. ah: qof hanti ku filan leh. ld mustakafi, mutakafi.mustagfinnimomutakafinnimo.mustaqbalTimaaddo; aayo.mustareexDhib la'aan iyo nasiino; raaxo.mustareexDhib la'aan iyo nasiino ku jirid.mustareexsanWax raaxo ku jira ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms