Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

murti

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.

Erayo la-mid ah

murtad(dii.) Qof muslim ahaa oo diinta Islaamka ka baxay.murtadnimoMurtad ahaansho.murtiyeeHadal, hees, gabay iwm murti u yeelid.murtiyeysanHadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho.murtiyeysnaanld murtiyeysnaansho.murtiyeysnaansho/dh ld murtiyeysnaan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms