Qaamuuska Asalka
munaafaq
(-qyo/-fiqiin, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin. 2. (dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.