Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mullaax

(-xyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xuubabka mayraxda kaa ugu jilicsan oo geedka laftiisa adag xiga. 2. Dhuub kasta oo sida mullaaxda u jilicsan.

Erayo la-mid ah

mullaaxiGeed mullaax ka diirid.mullaaxinld mullaaxis.mullaaxsashold mullaaxsad, mullaaxsi.mullaaxsoGeed mullaax ka diirasho.mullaay1. Lakab mayrax ah oo u dhexeeya jillowda iyo lafta geedka. …mulliBiyo badan oo qof liqi karta; mool.mulliXabagta geedaha qaarkood ka baxda oo cusub.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms