Qaamuuska Asalka
mukay
(mukay, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.Macnaha