Qaamuuska Asalka
mujtahid
(-diin, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof dadaal badan. 2. (dii.) Qof diinta Islaamka aad u yaqaan oo baaritaan badan ku sameeyey xaqiiqadana gaaray.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
