Qaamuuska Asalka
muc
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Xudun. 2. Hadalka muxurkiisa.
Erayo la-mid ah
mucaaradCid fikrad liddi ku ah.mucaaradnimoMucaarad ahaansho.mucatabGarab qodo.mucayinM. ah: wax la isla yaqaan ama la wada ogyahay.mucjiso1. Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagt…mucurteysanU m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan.mucurteysnaanld mucurteysnaansho, mucurtiyeysnaan, mucurtiyeysnaan.mucurteysnaansho/dh ld mucurteysnaan.

