Qaamuuska Asalka
mooro
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo. 2. Faalka baydadkiisa dhexda ku jira. 3. Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.
Erayo la-mid ah
moor1. Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro. 2…mooradduugCid hantidii ay lahayd oo dhan ka dhicid.mooradduugDhac aan wax la isku reebin. ld mooradduugid.mooradduugidld mooradduug¹.mooraynld moorays.mooraysanWax mooro ku jira ahaansho (xoolo).mooraysashold mooraysad, mooraysi.mooraysnaanld mooraysnaansho.

