Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

milxaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.

Erayo la-mid ah

milxaynld milixayn.milxaysnaanld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.milxaysnaansho/dh ld milxaysnaan.milxeeWax milix ku darid. ld milixee.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms