Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

millimitir

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Hal mitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.

Erayo la-mid ah

milladDiin.milligraamHal garaam oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.millilitirHal liitir oo kun meelood loo qaybshay meel ka mid ah.milliqsashold milliqsad, milliqsi.milliqsoCarrabka si joogto ah u soo bixin iyada oo bishiimaha wax sa…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms