Qaamuuska Asalka
miiqan
(-qmay, -qantay; -qmi)Falmg1
Macnaha
1. Wax miiqmay noqosho. 2. Qof caatoobid.
Erayo la-mid ah
miiq1. Liilan dun ah. 2. ld miiqid.miiq1. (c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo l…miiq1. Suuf dun ka samayn. 2. Dun iwm caarad dhuuban u yeelid.miiq-ruxashoGaraac dhakhso leh oo isdhaafsan oo unugmuruqeed walba ee wa…miiqidld miiq¹ (2).miiqnaanld miiqnaansho.miiqnaansho/dh ld miiqnaan.miiqoWax miiq ka dhigasho.

