Qaamuuska Asalka
midiidin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.
Erayo la-mid ah
midig1. Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga. 2. La…midigee1. Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid. 2. Wax dha…midigsaar1. M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka b…midigsaarSalaamid, u gacanqaadid (qof).midigsaarid(2).midiidCatireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid¹.midiidWeel la culayo aad u catirid. ld madiid².midiididld madiidid.

