Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

midee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.

Erayo la-mid ah

mideynld mideysiin.mideysanWax la mideeyay ahaansho (dad).mideysnaanld mideysnaansho.mideysnaansho/dh 1. eeg mideysnow. 2. ld mideysnaan.mideysnowWax mideysan noqosho (dad).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms