Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mici

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-iyo, m.l/dh) 1. Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood. 2. Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.

Erayo la-mid ah

micigabaar1. M. ah: rati xooggiisu u dhanyahay. 2. M. ah: nin da'weyn …micigabaarrey1. Islaan carruur badan dhashay oo reerka mulkisay. 2. Abees…miciin1. Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix. 2. ld miciinid.…miciinCid gargaar u fidin. ld maciin².miciindarroKaalma la'aan. ld maciindarro.miciinidld maciin¹, maciinid, miciin¹.miciinla'aanKaalma la'aan. ld maciinla'aan.miciinlaaweQof aan naxariis, iyo kaalma midna lahayn. ld maciinlaawe.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms