Qaamuuska Asalka
meygaag
(meygaag, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed-abaareed weyn oo laf adag oo dhuxul aad u madow oo wanaagsan leh. 2. Geed-abaareed weyn oo aan qodax lahayn oo qoryihiisa weelasha lagu cusho.