Qaamuuska Asalka
meged
(-gdo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey. 2. Asalka wax magdiyo. 3. Geed-gaab leh caleemometafisikis yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.