Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

meehaalo

(-aashay, -aalatay)
Falg3

Macnaha

Qof meehaal samaysasho.

Erayo la-mid ah

meehaal1. Filad; malayn; taawin. 2. Fikrad.meehaaladmoohaalasho.meehaalashold meehaalad.meehaaliMeehaal samayn (qof).meehannaabidld meehannow¹.meehannowWarwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo …meehannowNafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms