Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mawjad-gaaban

(-o gaagaaban, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(juqr.) Hirar ballac yar oo abuurma marka cufisjiidadka qorraxdu uu lid ku noqdo si xagal quman ah kan dayaxa.

Erayo la-mid ah

mawjad1. Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo…mawjad(juqr.) Kicidda iyo degista oogada badda, ugu dhowaan laba j…mawjad-dayreed(juqr.) Mawjadaha aad u waaweyn kolka dhulka, qorraxda, iyo …mawjiidRoob weyn oo dhul ballaaran ku fida, daaq badanna bixiya; ma…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms