Qaamuuska Asalka
maw
MagacLafdheeri
Macnaha
Weelasha biyaha lagu shubto.
Erayo la-mid ah
mawaaErey weyddiimeed oo muujinaya shaki.mawaashiXoolaha nool; xayawaan.mawdDhimashada nafleyda. ld mowd.mawduucDuluc.mawemaxkamadmawjad(juqr.) Kicidda iyo degista oogada badda, ugu dhowaan laba j…mawjad1. Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo…mawjad-dayreed(juqr.) Mawjadaha aad u waaweyn kolka dhulka, qorraxda, iyo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
