Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

masrax

(-xyo/masrax, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Gole lagu bandhigo riwaayadaha, filimmada iwm. 2. (riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.

Erayo la-mid ah

masradMislaax; siraad; faynuus; laambad.masrixiyad(riw.) Sheeko murti iyo maaweelo leh oo lagu bandhigo masrax…masruufLacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld…masruufLacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.masruufoLacag, cunto iwm si joogto ah u cunid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms