Qaamuuska Asalka
mas'uul
(-llo/-liin, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.