Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maryaadi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.

Erayo la-mid ah

maryaadNafley aad u silcid. ld meryaad², miryaad².maryaadidld maryaad¹, meryaad¹, meryaadid, miryaad¹.maryaadinld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin.maryameeKuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms