Qaamuuska Asalka
markhaati
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.
Erayo la-mid ah
markaxi. eeg mar³.markabGaadiid badeed weyn oo u kala baxa qaar lagu dagaallamo iyo …markableNin maraakiib badan leh.markhaatifur1. Wax caddeeya dhacdo. 2. ld markhaatifurid.markhaatifurQof dhacdo uu goobjoog ka ahaa sheegid.markhaatifuridld markhaatifur¹ (2).markiDhibaato gayeysiin (nafley).markiixi. eeg mar³.

